berberatoday.com
Dagaal 16 Qof Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Deegaamo Hoos Yimaada Gobolka Galguduud
August 27, 2022 - Written by admin

Inta la xaqiijiyey 16 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 30 qof na waa ku dhaawacmeen Dagaal Saaka ka bilowday Deegaanka Laba Galle meel u jirta 5 Km kaasi oo u dhaxeeyaa laba maleeshiyada Beeleed.
Dagaalka ayaa ka bilowday Barkad meesha laga qoday taasi oo murankoode maalmahan socday waxaana ugu danbayn isfahwaa ka dhashay uu sababay Dagaal socday ilaa maqribnimadii caawa.
Maleeshiyadka dagaalamaya ayaa Dhawacoodii la kala geeyey Caabudwaaq iyo Cadaado halkaas oo lagu dabiibayo.
Ilaa iyo hada ma jirto cid soo kala dhexgashay maleeshiyaadka ilaa saaka Dagaalamay marka laga reebo baaqyada Waxgaradka iyo odoyaasha labada dhinac oo ku baaqay in xabada si deg deg ah loo joojiyo.
Wararka qaar ayaa sheegay in Maamulka Galmudug ay qorsheynayaan in ciidamo loo soo diro kuwaas oo kala dhex gala Maleeshiyaadka Dagaalamaya kuwaas oo ilaa hada isku horfadhiya goobihii Dagaalku ka dhacay.
Dagaalada noocaan oo kale ah ayaa ku salaysan isku qabsashada dhul daaqsineedka iyo qodista Barkadaha kuwaas oo u dhaxeeya dadka Xoolo dhaqatada ah.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews