Hablihii Sida khaldan Loo Isticmaalay Sawirkooda Oo Hadlay Sheegayna In Hay’aduhu Sameeyeen Been Abuur Iyo Khiyaamo Sumcaddooda Iyo Ta Dalkaba Meel Kaga Dhacaysa.
August 30, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hablihii Sida khaldan Loo Isticmaalay Sawirkooda Oo Hadlay Sheegayna In Hay’aduhu Sameeyeen Been Abuur Iyo Khiyaamo Sumcaddooda Iyo Ta Dalkaba Meel Kaga Dhacaysa.
Sidoo kale falkan hablaha ay ku samcad dileen haayadaha qaar ka hawla gala Somaliland islamarkaana uu daabacay wargays kazoo baxa dalka ingiriiska ayaa loo gudbinayaan dacwadooda Si arrinkani aanu u noqon mid hay’aduhu caadaystaan, kiis dacwad ah oo ka dhan ah hay’adaha ayaa loo gudbinayaa xafiiska Xeer Ilaaliyaha.