Gabiley Oo Lagaga Dhawaaqay Gudida Dabagalka Ansixinta Gobolnimada Gabiley Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
September 2, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Maamulka Gobolka iyo ka degmada gabiley oo ay weheliyaan aqoonyahan iyo madaxdhaqameedka gobolku ayaa daahfuray xafiska ay ku shaqayn doonan gudida Dabagalka Iyo Ansixinta Gobolnimada Gabiley.
