“Waa Muqadas In Madaxwayne Siilano Labo Sano Loo Kordhiyaa“Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac
July 11, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Maxamad Diiriye Nac Nac oo ka mida mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamad Maxamad Maxamuud Siilaanyo loo kordhinayo Mudo laba sanadood ah. dhanka kale xildhibaan nac nac waxaa uu soo jeediyay in la soo horeysiiyo doorashada golaha wakiilada