Xukumada Somaliland Oo Dil Toogasho Ah Oo Qisaasa Ku Fulisay Saaka 4 Gacan Kudhiigle Oo Hore Dilal Ugu Cadaadeen
September 6, 2022 - Written by admin
Madheera(Berberatoday.com)-Afar Gacan Kudhiigle Oo Hore Dilal Ugaystay Oo Maxkamadaha dalku Dilal Togaasho ah ugu Xukumeen Ayaa Saaka qisaas toogasho ah lagu fuliyay Dooxa duleedka Xabsiga Madheera.
Qorshaha Dilka qisaasta oo 5 ahaa ayaa mid kamid ah Tiirk ay ka fureen cidii loo qisaasayay oo goob joog ahaa Iyaga oo Heshiis cafis la qaatay jufadii gacan kudhiigluhu kadhsahay.
Berberatoday.com