Qarax Khasaare Sababay Oo Ka Dhacay Deegaanka Milxo Oo Hoos Timaada Degmada Laasqoray
September 12, 2022 - Written by admin
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Qarax xoogan oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah, ayaa waxaa uu oo ka dhacay deegaanka Milxo oo hoos taga degmada Laasqorey ee Gobolka Sanaag.