Jabhada TPLF Oo Oggolaatey In Midowga Afrika Uu Dhexdhexaadiyo Wada Hadallada Udhaxaynaya Iyo Dowladda Itoobiya.
September 13, 2022 - Written by admin
Mekkele(Berberatoday.com)-Jabhadda TPLF ee dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya, ayaa oggolaatey in Midowga Afrika ay gadh wadeen ka noqdaan wada hadalada u dhaxayn doona iyaga iyo dowladda Itoobiya.

TPLF horey waxay ugu gacan saydhay wada hadallo kasta oo ay ku jiraan Midiwga Afrika, iyagoo xilligaa rabay in wada hadallada ay qayb ka noqdo dalka Kenya.