Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Xadhiga Ka Jaray Shaybaadhka Qaranka Ee Hubinta Tayada Cuntada Iyo Daawada.
September 15, 2022 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somailand, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhigga ka jaray shaybaadhka casriga ah ee hubinta tayada cuntada, daawada iyo agabka la isku qurxiyo (Cosmatics).


