“Ma Jirto Doorasho Ta Madaxtooyada Kasoo Horaysa, Oo Dalka Ka Dhacaysaa”Gudoomiye Cali Xaamud.
September 15, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada cali xaamud jibriil oo ka hadlay munaasibad uu ka qaybgalay ayaa cadeeyay in aanay dalka ka dhcay doorasho kazoo horaysa ka ta madaxtooyada oo uu sheegay in tahay doorasho dastuuriya islamarkaana ay diyaarsan yihiin kharashkii iyo xeerarkeeguba.