berberatoday.com
Shiinaha Oo Somaliya Ka Taageeraya Horumarinta Duulista Iyo Gaadiidka
September 19, 2022 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal, ayaa maanta xafiiskeeda  ku qaabishay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya , Amb. Fei Shengchao.

Kulan ay yeesheen, ayaa lagaga hadlay wada shaqeynta dhinacyada Duulista iyo Gaadiidka Soomaaliya, iyadoo Safiirka Shiinaha uu ballanqaaday inay door muuqda ka qaadanayaan hannaanka casriga ah ee loo qalabeynayo dhismaha xarunta Hay’adda , tabbabarada Shaqaalaha hay’adda iyo horumarinta siyaasadaha iyo shuruucda Gaadiidka.

“Shiinuhu waa dal ka mid ah kuwa ugu horreeya dunidda ee Duulista iyo Gaadiidka , si loo gaadho hiigsigeenna horumarinta wuxuu Safiirka inuu xaqiijiyay tallaabooyinka u horreeya ee horumarinta Hay’adda Duulista.” Wasiir Fardowsa ayaa sida sheegtay.

Wasiirka, ayaa xaqiijisay iskaashiga Shiinaha inuu sidoo kale gacan ka geysanayo adeegyada Duulista iyo Gaadiidka Soomaaliya inay noqdaan kuwa u sarreeya ee gobolka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews