berberatoday.com
“Maanta Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Dhacay Kufsi Sharci Uu Sameeyey Shirgudoonka Golaha Wakiiladu”Xildhibaan Axmed Dayib Ku Cadeeye
September 19, 2022 - Written by admin
Maanta Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland waxa dhacay kufsi sharci oo uu sameeyey shirgudoonka Golaha wakiiladu taas oo ah in uu sharuucdii dalka si aan waafaqsanayn xeer hoosaadka Golaha Wakiilada iyo habka cadaynta ee ku xardhan xeerhoosaadka Golaha uu u shirqoolay laba xeer oo ka mid ah xeerasha dhaqan galka ah ee dalk oo kala ah:
1- XEERKA NIDAAMKA URURADA IYO AXSAABTA SIYAASADA Xeer lr. 14/2011.
2- Xeerka guud ee doorashooyinka qaranka Xeer lr. 91/2019.
Labadaa xeer oo mudanayaal Golaha ka mid ahi mooshin ku keeneen mooshinkaasi oo ay xaq u leeyihiin lakiin si aan xeer hoosaadka waa faqsanayn isla markaan been abuur sharci ah uu ku meelmariyey shirgudoonka Golaha wakiiladu toos oo ah kooram la’aan ku meel mariyey sida xeerhoosaadka qodobkiisa 25aad ku xardhan markasta oo la cadaynayo waa in kooramka guntankiisa la hubiyo. Markaasuu noqonayaa go’aanka ka soo baxaa sharci haddii kale waa waxba kama jiraan.
Allaa mahad leh.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews