Dagaal Markale Ka Dhex Qaraxay Soomaalida Iyo Oromada
September 28, 2022 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Magaalada Gurra dhaamoole ee gobalka Liiban ee dowlad degaanka Soomaalida, ayaa maanta waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada, sida goob joogayaal ay u xaqiijiyaan Warbaahinta.