Qodobada Kasoo Baxay kulan Ay Wada Yeesheen Madaxwaynaha Xamar Iyo Raysalwasaaraha Itoobiya.
October 1, 2022 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud ayaa safar ku tagay dalka itoobiya kaasi oo ay kulamo yeesheen raysalwasaraha itoobiya Abiye ahmed
Kulanka hogaamiyayaasha somaliya iyo itoobiya ayaa waxaa kazoo baxay qodobo door.