Taliska Ciidanka Nabad Galyada Wadooyinka Oo Ka Hadlay Shil Ka Dhacay Hargaysa Iyo Amaro Ay Dul Dhigeen Gaadiidka Qaada Ardayda .
October 4, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Nabad Galyada Wadooyinka Ayaa Ka Hadlay Shil Ka Dhacay Magaalada Hargaysa kaasi oo ay saarnaayeen arday Iyo Amaro Ay Dul Dhigeen Gaadiidka Qaada Ardayda .