Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Gabiley Iyo Ujeedada kulan Ay La Qaateen Madaxda Xisbiga Ee Gobolka.
October 7, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga waddani iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga ayaa galab socdaal ku yimid magaalada gabiley halkaasi oo ay ku qaabileen maamulka gobolka ee xisbiga, xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo xisbiga waddani katirsan.

