Wasaarada Cadaalada Somaliland Qaar Kamid Ah Nootaayooyinka Gobolka Maroodijeex Oo Ruqsadihii Lagala Noqday
October 10, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda cadaaladda Somaliland, ayaa waxaa ay maanta ruqsadihii kala noqotay qaar ka mid ah nootaayooyinka ka hawl gala gobolka Maroodijeex, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaradda.