Xisbiga Ucid Oo Soo Bandhigay Daraasad Daboolka Ka Qaaday In Uu Fashilmay Qorshihii Biyo Balaadhinta Hargaysi.
October 12, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga cadaalada iyo daryeelka somaliland ayaa ka hadlay furitaanka biyo balaadhinta hargaysa oo ay sheegeen in uu gabi ahaanba fashilmay islamarkaana ay ka sameeyeen daraasad xaqiiqda ku salaysan.