Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo madaarka Cigaal kusoo dhawaysay dhalinyaro laga soo celiyay dalka liibiya H
October 13, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka oo kaashanaysa Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha socotada ee #IOM waxa ay dalka kusoo dhaweysay 7 Dhallinyaro ah, kuwaasi oo lagasoo celiyey Dalka Liibiya oo ay si tahriib ah kujoogeen muddo badan.
