Madaxweynaha Kenya William Ruto Oo Nin Soomaali Ah Umagacaabay Madaxa-waaxda Dambi-baadhista Qaranka
October 16, 2022 - Written by admin
Nairobi (Aftahannews)- Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto, ayaa Amiin Maxamed Ibraahim u magacaabay xilka Agaasimaha Waaxda Dambi-baadhista ee Kenya, oo magaceeda loo soo gaabiyo DCI.