Madaxwayne Muuse Biixi Lataliyihiisa Dhinaca Sharciga Umagacaabay Ruux Haweena
October 19, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Wareegto kazoo baxay xafiiska madaxwaynaha Somaliland ayaa lagu shaaciyay in madaxwayne biixi Amaal Cabdilaahi Cawil umagacaabay la taliyihiisa arimaha sharciga taasi oo noqonaysa gabadhii uhoraysay ee Somaliland loo magacaabo jagadan,
