Madaxweynaha Puntland Oo Wefti Uu Hogaaminaayo Mustafe Cagjar Garoowe Kusoo Dhaweeyey
October 21, 2022 - Written by admin
Garowe(Berberatoday.com)-Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Itoobiya DDS Mudane Mustafe Muxumud Cumar (Cagjar) ayaa gabbal-gaabkii jimacada ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Gen Abshir caasimadda Puntland ee Garoowe.