Bas Ku Qalibmay Gudaha Magaalada Hargaysa Iyo Tirada Dadka Ku Dhaawacmay.
October 24, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-9 Qof Ayaa ku Dhaawacmay Bas Qallibmay degmada 31 May ee magaalada Hargeysa.
Ciidanka Dabdemiska ayaa goor dhawayd ka hawlgalay samatabixinta iyo badbaadada sagaal qof oo ku dhaawacmay Bas rakaab siday oo ku qallibmay xaafada Faluuja ee degmada 31 May.
