berberatoday.com
Hargeysa Aabe Bixin Isk Bixin Kariwaayay Kiradii Guriga iyo Masaariiftii Caruurta oo Nafta daldalaad iskaga Gooyay.
October 24, 2022 - Written by admin
“Shalay xaafadda Jig-jiga yar waxaa ka dhacay, nin baa isku del-dalay oo xadhig isku xidhay, waan baadhay oo dadkii baan waraystay bal sababta ka danbaysa inuu is dilo, dadkii xaafaddu waxa ay ii sheegeen in uu ahaa Aabe haysta caruur badan wakhtiguna ku adkaaday.
Waxay ii sheegeen inuu bixin kari waayay lacagtii kirada guriga iyo masaariifii ciyaalka oo uu noqday qof bilaa camal ah sidaasina uu isku dilay noloshan uu is dhaafiyay”.
https://youtu.be/kAEGr3tVdNY
Xildhibaan Axmed Dirir oo ka tirsan golaha guurtida somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews