berberatoday.com
Shaqaaqo Ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jig jiga Oo Sababay Dhimashada Haweenay Xildhibaan Ah Oo Katirsanayd Baarlamaanta DDS Iyo Dhaawaca Dad Shacab Ah.
October 26, 2022 - Written by admin

Jigjiga(Berberatoday.com)-Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Jig jiga ee caasimada DDSI  ayaa Waxaa ka dhacday isku dhac taasi oo at  rasaas ay furmeen ku dhacay  xildhibaanad iyo dad kale oo shacab ah.

 

Xildhibaan Juweriya Subcis oo ka tirsanayd Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida ayaa ku geeriyootay rasaas uu furay Askari ka tirsan Ciidanka Federaalka Itoobiya oo ku sugan Garoonka Diyaaradaha ee Garaad Wiil-waal.

Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya in ay jiraan dhaawacyo soo gaadhey dad kale oo ku sugnaa Gudaha Garoonka, kuwaasi oo ah dad Soomaaliyeed.

Dhacdadan ayaa la sheegay in ay sababtay muran soo kala dhex-galay Askari Soomaali ah iyo Midka Xabashiga ah ee rasaasta furay.

Ma jirto ilaa hadda cid ka tirsan Maamulka Deegaanka Soomaalida oo ka hadashay dhacdadan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews