berberatoday.com
“Ururka Aan Gobolka Sool Ka Heli Karin 1000 Qof Xaq Uma Laha Inuu Urur Noqdo.”Garyaqaan Guuleed Dafac
October 26, 2022 - Written by admin
Ururka aan Gobolka Sool ka heli karin 1000 qof xaq uma laha inuu urur noqdo.
Gudida Diiwaangellintu awood uma laha inay xeerka baarlamaanka wax ka bedel ku samayso. Xeerka waxa ku qoran in urur walba laga rabo “caddeyn in Ururkaasi ku leeyahay laamo hawlgal ah, ugana diiwaan-gashan yihiin ugu yaraan 1000 (Kun qof) xubnood gobol kasta, kuwaas oo haysta warqda aqoonsiga muwaadinimo oo sharci ah.” Xeerka waxa si cad ugu qoran ugu yaraan 1000 (kun) qof..
Sidaasdarteed, go’aanka ay Gudidu Diiwaangellintu soo saartay maanta ee ay ku sheegtay in ururada laga rabo 400 qof Gobolka Sool waa sharci darro iyo xaq darro u dan ah ururo gaar ah. Dalka goboladiisu way siman yihiin. Awoodda iyo xaqa gobolka Sool ma noqon karo badh (half) ee cod la siman shanta gobol ee kale ayuu leeyahay.
Ururada la og yahay in aanay Sool ka heli karin kun qof, yaan sharciga loo qalloocin. Gudidu na dhex ha u noqoto ururada oo dhan, sharciga ay ku aasaasan yihiin na yay ku tuman
Garyaqaan Guuleed dafac.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews