berberatoday.com
Muddo Kordhin Waa Dumis Qaran By Mukhtar Cilmi‏‏
July 13, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

waxaa la qorshenaya hab lagu duminayo dimoqoraadiyadda Somaliland, Qorshahasi waxa weeye, inaanay Somaliland ka suurtagelin wax doorasho ah, lana baabi’iyo hanaankii Dimoqoraadiyadda Somaliland. Khilaafadka siyaasadeed ee doorashada madaxweynaha Somaliland waa mid si ula kac ah oo qorsheysan SILAANYO iyo dadla kale gaar, waxanay ku tala geleen qorshe ah, in sida la isu haysto oo muran iyo xanibaad siyaasadeed ee ku salaysan labada doorasho /madaxweyne/wakiilada ,iyo UCID oo cakiran yado ba, in la isla gaadho 2017, xiligii la qaban lahaa doorashadii golaha wakiilada.waxaaso dhan waxay ka hor imanaaan heeshiyaddi iyo balanqaadki qabashada doorashadda 2017 oo khatar weyn galin doonta masiirka umadda oo ka daalay maalin walba filin cosob. hadalada soo noq noqonaya ee shaxaadka lagu raabo ee ah muddo kordhin loo kordhiyo madaxweyne SILAANYO ee golaha macangaga ah ee gurtida iyo xildhibaano bela waji iyo karaama toona ku lahayen shicibki soo doortay sida nacnac,cawaale waa hadal lagu qoslo oo aan ku cosbayn dadka kuraasta maanta somaliland isku roxroxa aan khajilayn toona.hadii doorashadaasu dhici weedo shicibku hoos ma fadhisan doonaan kolba filin cosob lagu soo maamulo, dalkan waxa ka dilaacmaya gobolo ka waayay xaqoodi lagu tumanayay waanay goboladooda ka goosan doonaan macangignimadda ka socota HARGEYSAA.sida dadweynuhu sheegayaan waa lagu kala yaacaya waayo wax walba waa xaraan foqol xaraan min dawlaga hoose ila ta saray.xukuumadda KULMIYE khatar weyn ayay galin doonta qaranimadda somaliland oo ay rabto in lagu hadhayn dalkan iyadda kadib.gobolada iyo degaamadda somaliland na dantooda ayay raaci doonaan oo ay ka tashan doonaan nidaamkan dalka ka jira ee khal khalsana mudo 20 sanno.hadaba waxan u sheegaya dadka ku riyoonaya in ay weli joogi doonaan kuraastooda muddo kordhin danbe waa carar aad kabahiina kaga carari doontaan dalkan.

By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews