berberatoday.com
Wafti Ka Socda Somaliland Oo Dalka Jabuuti Kaga Qaybgalay Xaflada Caleemo Saarka Suldaanka Canfarta Oo Lagu Qabtay Magaalada Tojoro Oo La Kulmay Madaxweyne Geele
October 27, 2022 - Written by admin

Jabuuti(Berberatoday.com)-Wafti ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Ayna Weheliyaan Xildhibaano Katirsan Golaha Guurtida, Madaxdhaqameed kale Iyo Siyaasiyiin ayaa dalka jabuuti kaga qaybgalay xaflada caleemo saarka Suldaanka Qoomiyada canfarta  oo ka qabsoontay magaalada tojora.

 

Sidoo kale waftigan ka socday Somaliland Ee Uu horkacayo Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan ayaa waxaa qaabiley madaxwaynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, isagoo uga mahad celiyay ka soo qaybgalka xaflada caleemo saarka suldaanka canfarka oo kamid ah madaxdhaqameedka Dalka jabuuti.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews