“Kulmiye Wuxuu Caan Ku Yahay Inuu Dadka Si Wanaagsan Wax Uweydiisto”Siyaasi Cabdicasiis Samaale.
October 27, 2022 - Written by admin
Laascaanod(Berberatoday.com)–Siyaasi Cabdicasiis Samaale oo ka hadlay munaasibada xisbiga Kulmiye ku qabsaday Magaalada Laascaanod ee Gobolka Sool ayaa sheegay In xisbigoodu yahay mid bulshada Somaliland wada gaadhay islamarkaana haysta kalsoonida shacabka