Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland
   October 29, 2022 - Written by admin
       
       
   
    
Hargysa(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska Somaliland Ayaa xidhay Afhayeenkii Wasaarada arimaha dibada Somaliland Axmed Yuusuf Cilmi (Suudi) kaasi oo maalintii sedexaad ku xidhan Xarunta Danbi Baadhista Somaliland ee C.I.D
