Dhalinyaro Ka Socda Somaliland Oo Ka Qaybgalay Shir Caalamiya Oo Lagaga Hadlayo Isbadalka Cimilada!
November 5, 2022 - Written by admin
Dhalinyaro ka socota jamhuuriyada somaliland ayaa ka qaybgalay shir caalamiya oo lagaga hadlayo isbadalka cimilada aduunka kaasi oo ka dhacaya dalka masar.