berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Diiday Jawaab In Uu ka Bixiyo Su,aal Laga Waydiiyay Xadhiga Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Dibada Oo La Taliyena Ka Ahaa Wasaaradiisa!
November 10, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Maxamed kaahin ayaa diiday in uu ka hadlo xadhiga afhayeenkii waasaarada arimaha dibada axmed yuusuf cilmi (suudi” islamarkaana la taliye ka ahaa wasaarada arimaha gudaha oo xidhan mudo ka badan 15cisho

Wasiirka kaahin oo su,aal laga waydiiday xadhiga masuulka wasaaradiisa la taliyaha ka ahaa ayaa gabi ahaanba diiday in uu wax jawaaba ka bixiyo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews