“Cabdilaahi Abokor Taariikh Xun Ayuu Somaliland Ku Leeyahay, Waa Ninkii Hubka Lagalay Gurigiisa Ee Maxkamadu Xukuntay May Aheyn Inuu Maanta Dalka Wasiir Ka Ahaado”Ex Mayer Cabdale Sandheere Oo Katirsan Xisbiga Waddani”Daawo Muuqaal
November 15, 2022 - Written by admin
“Cabdillaahi Abokor, waa wasiirka keliya ee 31 sanno ee Somaliland jirtay Maxkamad lagu geeyey Ciidamada Nabadgeylada ee qaranka inuu la dagaalamay ee gurigiisa hub ku urursaday. Fadeexadaha Xukuumaddan wakhtigeedu dhamaaday astaamaha ugu xun ee dastuur jebin ah aye ahayd inuu Wasiir laga dhigo Cabdillaahi Abokor oo kale.”
Cabdalle Sandheere oo ka mid ah Masuuliyiinta Waddani