berberatoday.com
Sawiro,Wararkii ugu danbeeyey,84 Qof Ayaa Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Nice Ee Wadanka Faransiiska (Video)
July 15, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Jimce.(Berberatoday.com)Ugu yaraan 84 qof ayaa dhimatay, in ka badan 100 qof waa ay dhaawacantay kadib markii Nin kaxeynaayey gaadhi weyn uu jiirsiiyey gaadhigiga isla markaasina rasaas uu ku furay dad  shacab ah oo ku dabaal degaayey magaalada Nice ee dalka Faransiiska.

Dadka la xasuuqay oo ahaa shacab u dabaal degaayey maalinta Bastille(Bastille Day celebrations) ayaa mar kaliya waxay ka war heleen Gaadhi weyn oo ku dul soconaayo dadkii ka qayb galaayey xuska iyadoo rasaas uu ku dhameystiray dadkii aanay u suurta gelin inuu dulmariyo gaadhiga.

Saraakiisha Ammaanka Faransiiska ayaa weerarkan ku tilmaamay ficil argagaxiso iyagoo gaadhiga dadka la dulmarsiiyey ka helay waxyaabo qarxo iyo Aqoonsiga nin Faransiis ah oo loo maleynaayo ninka weerarkan geystay isla markaasina Asalkiisa yahay Tunisia.3 4 7 9 10

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews