berberatoday.com
Suxufi Turkish Ah Oo Lagu Helay Dambiyo Kufsi Iyo Duubida Muuqaalo Anshax Xumo Ah Oo Lagu Xukumay Xadhigii Ugu Dheeraa Ee Aduunka Qof Lagu Xukumo
November 17, 2022 - Written by admin
Sida uu baahiyey wargeyska Daily Sabah, maxkmad ku taalla magaalada Istanbul ayaa maalintii shalay xukunkii ugu dheeraa ku riday Saxafi caan ahaa oo lagu magcaabo Cadnaan Oktar.
Ninkan oo ahaa weriye si weyn loo yaqaan ayaa lagu helay dembiyo ay ka mid yihiin xadgudub galmo, duubista muuqaallo galmo ah, afduub iyo faafinta anshax xumo baahday.
Maxkamadda oo in muddo ah hawshan waddey ayaa Cadnaan Oktar iyo 14 kale oo la kiis ahaa ku xukuntay midkiiba 8,658 sano oo Xasbi ah!
Ninkan oo marar badan la xidhay ayaa gurigiisa laga helay 566 oo ah qalab digital ah oo ay ka buuxaan muuqaallo galmo. Iyada oo eedaha loo haysto ay sidoo kale ka mid yihiin kufsi uu u geystay hablo da’ yar kuwaas oo lagula kacay kufsi aad u daran.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews