“Ninkii Muuse Layaabanaa, Maanta Wuxu Arkayaa Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oon Waxba Dhaamin” Mustafe Sayid. “
November 22, 2022 - Written by admin
“Bulshada Waxaan Leeyahay Xisbiga Kulmiye Ee Aad Wax Ka Sugtaan, Waa Kuwaa Intay Galihiisii Fulintu Fadhiisteen, ay soo Saareen Go,aamo Sida Kuwii Maxkamada Ah”Ex Xildhibaan Mustafe Sayid.
Gabiley(Berberatoday.com)-Siyaasi Mustafe Sayid Abokor Oo kamid ahaa xildhibaanadii hore ee golaha deegaanka gabiley ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee cakiran ee dalka ka taagan iyo khilaafka xukuumada iyo mucaaridka isagoo sheegay in madaxwaynaha Somaliland diiday in uu gar qaato.