“Askariga Marka Ciidan La Qoraayo Waxa Layidhaa Reerkinu Qori Haku Iibiyaan Miisaaniyada 65% Dhaqaaluhu Wuxu Ku Magacaabanyahay Arimo Ciidan Iyo Amni Wax La Qaadan Karo Maaha in Ciidanku Sidaas Udaayacnaado” Xildhibaan Barkhad Batuun”Daawo Muuqaal
November 23, 2022 - Written by admin
“Askariga Amnigeena illaalinaya hadh iyo habeen, Mushaharkiisuna yahay 100$ dollar, ee aan haysanin agab iyo qalab ciidan qori kaliyana sita wakhtigan dhaxmaha la galeyna aan haysanin Jaakeed uu dhaxanta ka xidho, Miisaaniyadda qarankana %65 arrimo adeeg Amni ku baxdo wax la aqbali karo maaha, waa in si deg deg ah Ciidanka loogu keena jaakeedadi dhaxanta iyo qalabka kale ee ka dhiman”