berberatoday.com
Ceeri gaabo”Fashilka Gudoomiye Axmed Cabdi Falay Iyo Soo Dhawaynta Ciro iyo Dareenka Reer Sanaag.
July 15, 2016 - Written by Berbera Today

Ceeri gaabo”Fashilka Falay Soo Dhawaynta Ciro iyo Dareenka Reer Sanaag.

Ceeri gaabo(Berberatoday.com)-Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed Cabdi falay  ayaa ku fashilmay inuu Taageero uga helo Xukuumada uu wakiilka uga yahay Gobolka Sanaag ee aadka u balaadhan,in kastoo beryahanba uu guux iyo kacdoon siyaasadeed oo lagaga soo hor jeedo Xukuumada waxkhtigeedu si dhamaanayo ee axmed Siilaanyo ay ka jirtay Gobolka Sanaag hadana waxaa daaha ka fayday arintan Safarkii uu Gudoomiyaha Xisbiga wadani C/raxamaan Ciro ku tegay  Gobolka Sanaag kaasi oo ruxay dhamaan Xukuumada uu Hogaanka ka yahay Axmed Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye is huwan,waxaana Fashilkani ka Bilwday markii Bulshadu intii Joogtay Gobolkaasi iyo intii indhaha ku haysayba ay ku war heshay Taageerada iyo soo dhawaynta uu Gudoomiye Cire ka helay Degmada Gar adag oo ah degaankiii looga ololeeyay Madaxwayne Siilaanyo Shirkii Gar adag,halka Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Saylici ay Degmada Gar adag kusoo dhaweeyeen Dad aad u tiro yari,isla markaana waxa iyana dareenkaas reer Sanaag sii sheegay Qaabilaadii niyaada ahayd ee ay daadwaynaha reer Ceeri gaabo ku qaabileen Gudoomiye Ciro,Taasi oo sababtay inuu si wayn uga Firka naxo Badhasaabka Gobolka Sanaag Mr-Falay,waxaanay Wararka aanu ka helayno Gdoomiye Falay sheegayaan inuu ku Hadaaqay Ciidan hala galiyo Goobta uu ka Qudabadaynayo Ciro taasina ay ka hor yimaadeen Masuuliyiinta Ciidanka Boolisku,waxaanay taasi ku tusaysaa inaanu u bislayn Gudoomiyaha Gobolka Sanaag inuu Maamulo Gobol Xasaasiya oo aad u baaxad wayn.   

Siyaasada Gobolka Sanaag ayaa Beryihii ugu danbeeyay waxaa ku yimi is bedel Dhinaca Taageerada Siyaasada ka dib markii Mudooyinkii ugu danbeeyay ay saluug ka muujiyeen,Masuulka ugu sareeyay Gobolkaasi iyo kuwa Gobolkaasi kaga jira Xukuumada,Kuwaasi oo aan haba yaraatee wax taageero ah ku haysan Gobolka,waxaanay Dadwayanaha Gobolka Sanaag ayaa Quus ka taagan yihiin Xukuumada Waktigeedu sii dhamaanayso iyo Xisbigeeda Kulmiye.

Axmed Muuse (Sakaaro)

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews