Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Maalgashiga Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama.
December 2, 2022 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee wasaarada maalgashiga somalilland marwo Aamina Cilmi Fariid ayaa maanta sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama