Madaxwaynaha DDS Oo Lalayeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Iyo Arimaha Uu kaga Hadlay!
December 3, 2022 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo si waafi ah uga hadlay tacaddiyadii hadda ka hor ka dhacay degaanka Soomaalida ayaa sheegay in guud ahaan tacaddiyo kala duwan ay ka dhaceen degaanka gaar ahaan xilligii xukuumaddii isaga ka horreysay ee Cabdi Maxamuud Cumar.
