Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Daahfuray Mashruuca Horumarinta Korontada Somaliland.
December 6, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta xadhiga ka jaray mashruuca soo kabashada iyo horumarinta Aagga Tamarta korontada Jamhuuriyadda somaliland oo lagu qabtay Hargeysa.
