Madaxwaynaha Dawlada Xamar Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Wada Hadalada Somaliland.
December 7, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay wakiillo ka kala socda dalalka Turkiga iyo Norway ayaa u sheegay in dawladdiisu ay diyaar u tahay inay dib u soo celiso wadahadaladii u dhexeeyey dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland.
