Dr Garyaqaan Maxamud Ducaale Saleeban Talaabo oo Ka digay In La Siyaasadeeyo Guurka Gabadha Uu Dhalay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele Uu Bixiyay Madaxweyne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
December 9, 2022 - Written by admin
Dr Garyaqaan Maxamud Ducaale Saleeban Talaabo oo Ku Baaqay Inaan La Siyaasadayn Guurka Inanta Uu Dhalay Madaxweynaha Haybado Ismaaciil Iyo Wiilka Reer Muqdisho Ee Saadiq John Uu Bixiyay Madaxweyne Muuse Biixi Madaxweyne Xasan Sheekh Weydiistay Waxaanu Sheegay Inay Arin Dhaqan Tahay