Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Markale Sheegay In Aanay Somaliland Ka Dhacay Doorasho Aan Ta Madaxtooyada Ahayn.
December 14, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo waraysi lala yeeshay ayaa markale cadeeyay mawqifka xisbiyada mucaaridka ee qabsoomida doorashada madaxtooyada