Siyaarada Sheekh Yuusuf Al kawniin Oo Lagu Qabtay Deegaanka Aw Barkhadle. H
December 18, 2022 - Written by admin
Awbarkhadle(Berberatoday.com)-Siyaarada sheikh Yuusuf Alkawniin “sheikh Yuusuf Barkhadle” ayaa lagu qabtay deeganka awbarkhadle ee duleedka magaalada hargaysa.

