Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Booqasho Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.
December 20, 2022 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Xubno katirsan gudida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland oo Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Gudidaasi oo socdaal ku marayay gobolka gabiley ayaa maanta gaadhay magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale iyagoo kulamo la qaatay maamulka degmada tog wajaale.

