Komishanka Doorashooyinka Oo Gobolada Dalka Ukala Diray Agabkii Iyo Hawlwadeenada Diwaangalinta.
December 20, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka somaliland ayaa maanta gobolada dalka ukala diray agabkii iyo hawlwadeenada ka hawlgali doona diwaangalinta codbixiyayaasha oo 28bishan ka bilaabmaysa Somaliland.