Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Digrayto Ku Dhaqan Galiyay Miisaaniyada 2023.
December 20, 2022 - Written by admin
”WAREEGTO MADAXWEYNE
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-966/122022, ku dhaqan-geliyey maanta oo ay taariikhdu tahay 19/12/2022, Miisaaniyad Sannadeedka 2023-ka.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Madaxweyne
Dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2023-ka
Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda
Somaliland;