Ciidanka Booliska Degmada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Hargaysa Lacag Dollar Ah Iyo Agab Kale Kasoo Dhacay”Daawo Muuqaal
December 20, 2022 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Ciidanka magaalo Guduudeedka magaalada wajaale ayaa gacanta ku dhigay nin lacag iyo faylal guri kazoo dhacay magaalada hargaysa kaasi oo doonayay in uu dalka ka baxo.

