“Biriij Iyo Wado Kasta Oo Dhisanta Waxaa Wada Leh Reer Hargaysa, Waana In Qaadhaanka Laga Wada Qayb Qaato”Maayar Cabdikariin Axmed Mooge”Daawo Muuqaal
December 24, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa oo ka hadlayay munaasibad qaadhaan loogu ururinayay dhismaha biriijka isku xidhaya xaafadaha hargaysa ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay in wax lawada qabsado taasi oo uu sheegay inay hargaysi ku dhismayso