Dowladda Itoobiya Iyo TPLF Oo Oggolaaday In Gobolka Tigray Ay Tagaan Kormeereyaal Ka Socda Midowga Afrika A
December 25, 2022 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa u safri doona gobolka Tigray ee Itoobiya si uu u kormeero heshiiskii nabadeed ee bishii hore ay kala saxeexdeen dowladda iyo Itoobiya iyo TPLF.
